Skip to main content
Featured 06 August 2026Updated 06 Aug 2026

OGAYSIIS MUHIIM AH

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan ardayda Iskuulka Farsamada Gacanta Burco in dib loo bilaabayo waxbarashada, isla markaana natiijadii imtixaanka la soo dhejin doono maalinta Axadda.


Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan ardayda Iskuulka Farsamada Gacanta Burco in dib loo bilaabayo waxbarashada, isla markaana natiijadii imtixaanka la soo dhejin doono maalinta Axadda oo ku beegan 09/Aug/2026.

Sidaa darteed, waxaa laga codsanayaa arday kasta inuu:

Isu diyaariyo bilaabashada waxbarashada.
Soo qaato dhammaan agabkiisii waxbarasho.
Soo xidho labiskiisii (balcaddii) dugsiga.
Dugsiga yimaado maalinta Axadda saacadda 7:15 subaxnimo si waqtiga loogu bilaabo hawlaha dugsiga.

Waxaan rajaynaynaa wada-shaqayn iyo imaansho waqtigiisa ah.

Mahadsanidiin.